Hargeysa (Jubaland24)- Madaxweynaha Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda. Golaha cusub wuxuu ka kooban yahay wasiirro heer federal ah, wasiiru-dawleyaal, iyo wasiir ku-xigeenno oo loo igmaday mas’uuliyado muhiim ah oo kala duwan. Hoos ka akhri magacyada iyo wasaaradaha loo magacaabay:

Wasiirrada Cusub

  1. Mudane Cabdalla Maxamed Carab (Sandheere) Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
  2. Mudane Xasan Axmed Ducaale (Macallin) Wasiirka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  3. Mudane Yoonis Axmed Yoonis Muxummad Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda ee Jamhuuriyadda Somaliland
  4. Mudane Cabdillaahi Xasan Aadan Cawaale Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhu
  5. Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan Bakaal Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland
  6. Dr Xuseen Bashiir Xirsi Wahan Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  7. Mudane Xuseen Axmed Caydiid Warsame Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland
  8. Mudane Khadar Xuseen Cabdi Looge Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland
  9. Mudane Cali Jaamac Faarax (Buureed) Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland
  10. Mudane Maxamed Yuusuf Cali Axmed (Ilkacase) Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Difaaca ee Jamhuuriyadda Somaliland
  11. Eng Axmed Jaamac Barre Rooble Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Somaliland
  12. Marwo Kaltuun Sh Xasan Cabdi Madar Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  13. Mudane Cismaan Ibraahim Nuur (Af-gaab) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  14. Proff Ismaaciil Yuusuf Ducaale Guuleed Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland
  15. Mudane Abubakar Cabdiraxmaan Good Wacays Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
  16. Marwo Milgo Maxamed Cilmi (Sambalooshe) Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland
  17. Mudane Maxamuud Cige Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland
  18. Mudane Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle Wasiirka Wasaaradda Warfaainta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  19. Mudane Cabdillaahi Cismaan Jaamac (Geel-jire) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Somaliland
  20. Mudane Axmed Aw-daahir Xaaji Xasan Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Somaliland
  21. Mudane Jamaal Maxamed Jaamac Axmed Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland
  22. Mudane Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac. Wasiirka Wasaaradda dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani-aadamnimada ee Jamhuuriyadda Somaliland
  23. Mudane Axmed Maxamed Faarax Coofle Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Jamhuuriyadda Somaliland
  24. Mudane Cumar Shucayb Maxamed Cabsiiye Wasiirka Wasaaradda Xannaanada iyo Horumarinta reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland
  25. Mudane Fu’aad Axmed Nuux Nuur Wasiirka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Horumarinta Madaaradda ee Jamhuuriyadda Somaliland.
  26. Sheekh Cabdillaahi Daahir Jaamac (Baashe) Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland
  27. Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur Furre Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland
  28. Mudane Siciid Maxamed Buraale Carraale Wasiirka Wasaaradda Horumainta Maalgashiga iyo Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
  29. Sheekh Cabdillaahi Daahir Jaamac (Baashe) Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland
  30. Mudane Cabdiraxmaan Xasan Nuur Furre Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland
  31. Mudane Siciid Maxamed Buraale Carraale Wasiirka Wasaaradda Horumainta Maalgashiga iyo Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland

Wasiiru-dawlayaal 

29. Mudane Maxamed Yuusuf Ibraahim Faacuul Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland

30. Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo) Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland

31. Mudane Ismaaciil Mawliid Cabdillaahi Xasan  Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Somaliland

Wasiir Ku xigeenno

32.Mudane Mukhtaar Xaaji Muxummad Faarax Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland

33. Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdillaahi (Xamarji) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Magaalooyinka ee Jamhuuriyadda Somaliland

34. Mudane Muuse Askar Guuleed Jaamac Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland

35. Marwo Samsam Maxamed Saalax Yacniile Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland

36. Mudane Jamaal Jaamac Xaamud Dhunkaal Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta & Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland

37. Mudane Cali Axmed Cabdi Cantar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha & Horumarinta reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland

38. Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha ee Jamhuuriyadda Somaliland

39. Mudane Maxamed Muuse Xaaji Cabdi (Galaydh) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland

40 .Mudane Sharmaake Cabdi Muuse Maxamed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga & Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland.

41. Mudane Cabdiraxmaan Shide Bile Dharaar Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda dib-u-dejinta iyo Arrimaha Bani-aadamnimada ee Jamhuuriyadda Somaliland

42. Mudane Yuusuf Kayse Cabdillaahi Aadan Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista, Hawada iyo Horumarinta Madaarada ee Jamhuuriyadda Somaliland

43. Dr Maxamed Aw Daahir Ibraahin  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Somaliland.

44. Eng Maxamed Cilmi Xuseen (Huuno) Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maalgashiga & Wershadaha ee Jamhuuriyadda Somaliland

45. Mudane Jawhar Siciid Warsame Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland

46. Eng Maaliki Cabdi Xasan Xirsi  Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland.

47. Mudane Maxamed Muuse Bucul Bookh Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Somaliland

48. Mudane Maxamed Cabdimaalik Axmed Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jidadka ee Jamhuuriyadda Somaliland

Golaha cusub ayaa lagu wadaa inay ka shaqeeyaan sidii ay u dardargelin lahaayeen qorshayaasha horumarinta iyo adeegyada bulshada. Madaxweyna ayaa rajo ka muujiyay in wasiirradu ay hirgelinayaan qorshayaal wax ku ool ah oo ku saleysan horumarinta dalka.

 

 

Share.
Exit mobile version