Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Warbixino»Xaguu Ku Dambeeyay Bishaar Al-Asad?

Xaguu Ku Dambeeyay Bishaar Al-Asad?

December 8, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Kadib markii mucaaradka Suuriya ay si buuxda ula wareegeen magaalada Dimishiq, su’aasha ugu weyn ee bulshada ka dhex guuxeysa ayaa aheyd:Xaguu u baxsaday Bishaar Al-Asad, madaxweynihii awoodda lagaga qaaday dalka suuriya?

Warbixin ay faafisay mareegta Flightradar, oo ku takhasustay dabagalka duulimaadyada, ayaa sheegtay in diyaarad ka duushay caasimadda Dimishiq ka hor intaan mucaaradku soo gaarin caasimadda. Diyaaraddan, oo la tuhunsan yahay inuu saarnaa Bishaar Al-Asad, ayaa markii hore u jihaysatay dhanka xeebaha, halkaas oo ay deggan yihiin kooxaha Calawiyiinta ee uu kasoo jeedo. Si kastaba ha ahaatee, diyaaraddu waxay si lama filaan ah u beddeshay jihadii ay ku socotay, waxaana laga waayey raadaarada.

Dhanka kale, warbixin uu qoray Wall Street Journal ayaa sheegtay in Bishaar Al-Asad uu ka baxay Suuriya toddobaad ka hor inta aysan mucaaradku soo gaarin Dimishiq. Warbixintu waxay intaas ku dartay in qoyskiisa loo qaaday Ruushka.

Wargeyska Axios, oo soo xiganaya sarkaal Israa’iili ah, ayaa sheegay in Bishaar uu habeen barkii ka baxay Dimishiq, isagoo ku hakaday xarun milatari oo Ruushku ku leeyahay gudaha Suuriya. Halkaas ayuu diyaarad kale ka raacay, waxaana loo qaaday Ruushka.

Si kastaba, warbixino kale oo ay qoreen wargeysyo caalami ah iyo wakaalado warbaahineed ayaa tilmaamaya in weli aan si rasmi ah loo xaqiijin karin in Bishaar Al-Asad uu ka baxay Suuriya ama uu ku sugan yahay dalka dhexdiisa. Su’aasha ah “xaguu ku dambeeyay Bishaar?” ayaa weli u muuqata mid u baahan jawaab cad.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
zakicabdi026@gmail.com
  • Website

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.