Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Warbixino»War dagdag ah: Dagaal Culus aya ka soconaya Raskambooni

War dagdag ah: Dagaal Culus aya ka soconaya Raskambooni

December 11, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Dagaal culus ayaa ka qarxay aagga Raskambooni, waxaana dagaalka u dhexeeya ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo maamulka Jubaland. Wararka ayaa tibaaxaya in ciidamada Jubaland laga qabsaday gaadiidka dagaalka, waxaana soo baxaya xaalad adag oo ka jirta goobta dagaalka.

Xaaladda ayaa si degdeg ah u kobceysa iyadoo labada dhinac ay wadaan dagaal xoogan. Ciidamada DFS ayaa u muuqda inay ku guuleysteen inay noolasha ku qabtaan qaar ka mid ciidamada Jubaland, halkaas aya laga Soo warinaya oo iney jiraan dagaal iyo weerar xooggan oo dhinacyada labada ciidan ay is dhaafsanayaan.

Wararka iyo xogaha dhanka deegaanka ayaa sheegaya in ay jiraan khasaare dhinaca ciidamada ah, laakiin faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan tirada dhimashada iyo dhaawaca ma hayno. Waxaa sidoo kale jirta cabsi ku saabsan in dagaalka uu sii fido ilaa goobo kale oo muhiim ah.

Sidoo kale, dadweynaha deegaanka ayaa ka walaacsan xaaladda, iyadoo dhinacyada ay isku hayaan dhul muhiim ah oo ah istiraatijiyad ahaan muhiimad weyn u leh labada dhinac.

Warbixintaada ayado faahfaahsan Kala soco qeybaha dambe ee wararkeena, Jubaland24, si aad u hesho warar dheeraad ah.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.