Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Ciyaaro»Sacuudiga oo Ku Dhawaaqay Guddiga Martigelinta Koobka Adduunka 2034.

Sacuudiga oo Ku Dhawaaqay Guddiga Martigelinta Koobka Adduunka 2034.

December 12, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Amiir Maxamed Bin Salmaan, Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga iyo Ra’iisul Wasaaraha, ayaa shalay oo Arbaco ah ku dhawaaqay aasaaska “Guddiga Sare ee Martigelinta Koobka Adduunka 2034,” ka dib markii Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) si rasmi ah ugu dhawaaqay in Sacuudiga uu ku guuleystay martigelinta Koobka Adduunka ee 2034.

Amiirka ayaa madax ka noqon doona Guddiga Sare ee Martigelinta Koobka Adduunka 2034, kaas oo ay xubno muhiim ah ka mid yihiin Amiir Cabdicasiis Bin Turki Bin Faysal, Wasiirka Isboortiga; Amiir Cabdicasiis Bin Sucuud Bin Naayif, Wasiirka Arrimaha Gudaha; iyo Amiir Bader Bin Cabdulla Bin Farxaan, Wasiirka Dhaqanka, iyo Yaasir Al-Mashal, Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta ee Sacuudiga.

Wakaaladda Wararka ee Sacuudiga ayaa sheegtay in aasaasidda guddigan ay caddeyn u tahay go’aanka Sacuudiga ee ku aaddan soo bandhigista tartan heer sare ah oo taariikhi ah, aya noqonaysa markii ugu horreeysay ee abid martigeliso ciyaaraha aduunka iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan 48 dal oo ka kala socda qaaradaha adduunka oo dhan.

Waxa kale oo la filayaa in Boqortooyada Sacuudiga ay isku muujiso iyada oo loo marayo martigelinta Koobka Adduunka 2034 inay tahay meel dhaqaale, maalgashi, isboorti, dalxiis, dhaqanka, iyo madadaalo ku habboon, iyadoo malaayiin booqdeyaal ah ay baran doonaan dhaxalka iyo taariikhda hodanka ah ee uu Sacuudigu leeyahay, iyo sidoo kale dhaqankiisa qotada dheer

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.