Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Politics»Horumarinta Amniga Soomaaliya: Barnaamijka Wadajirka Booliska

Horumarinta Amniga Soomaaliya: Barnaamijka Wadajirka Booliska

December 10, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shir muhiim ah oo looga hadlayay horumarinta wejiga labaad ee Barnaamijka Wadajirka Booliska (Joint Police Programme – Phase 2, JPP2).

Shirkan oo diiradda lagu saaray qorshaha sanadka 2025 iyo miisaaniyaddiisa, ayaa waxaa si qoto dheer looga dooday hirgelinta iyo isku-duwidda barnaamijka, iyadoo loo marayo hab wada-shaqeyn iyo iskaashi.

Ugu dambeyntii, shirka ayaa lagu ansixiyay qorshaha sanadeedka Barnaamijka 2025 iyo miisaaniyaddiisa, taasoo qeyb muhiim ah ka ah dadaallada lagu xoojinayo amniga dalka iyo tayeynta Booliska Soomaaliyeed. Barnaamijkan ayaa la rajeynayaa inuu sare u qaado awoodda Booliska Soomaaliyeed si ay ugu adeegaan bulshadooda ugana jawaabaan baahiyaha amni ee ka jira dalka.

Shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirro ka kala socday dowlad-gobolleedyada dalka iyo mas’uuliyiin kale oo heer Federaal ah, kuwaas oo dhamaantood isku raacay muhiimadda uu barnaamijkani u leeyahay xasilloonida iyo nabadgelyada dalka.

Dadaalladan ayaa qeyb ka ah qorshaha ballaaran ee dowladda ee lagu tayeynayo hay’adaha amniga si ay door muhiim ah uga qaataan soo celinta nabadda iyo kala dambeynta Soomaaliya.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.