Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Politics»Dagaalka Ukraine oo xaalad mugdi ah sii galay… Se more

Dagaalka Ukraine oo xaalad mugdi ah sii galay… Se more

December 22, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Qoraaga maqaalka ee wargeyska “Guardian,” Timothy Garton Ash, ayaa sheegay in ka war-wareegidda dimuqraadiyadaha Yurub ee bixinta qiimo sare hadda ay la micno tahay in adduunku bixin doono qiime sare mustaqbalka, gaar ahaan iyadoo 2025 laga cabsi qabo inay mugdi soo muuqato.

Qoraaga ayaa dul istaagay natiijooyinka suurtagalka ah ee guul ay Ruushku ka gaaraan dagaalka Ukraine oo saameyn ku yeelan kara Ukraine lafteeda, Yurub, Mareykanka, iyo nabadda adduunka.

Wuxuu yiri, guusha Ruushka waxay keeni doontaa in Ukraine la jabiyo oo la kala qaybiyo, niyaddana laga dilo shacabka, iyadoo dad badan lagu qasbi doono inay ka qaxaan. Ma jiri doonaan lacag loogu talagalay dib-u-dhiska dalka; taa beddelkeeda, dad badan ayaa sii hijroon doona. Siyaasadda Ukraine waxay noqon doontaa mid naceybka ka buuxo, oo aad uga soo horjeedda reer galbeedka, iyadoo la filayo in Ruushku sii kordhiyo marin-habaabinta iyo xasilooni-darro siyaasadeed. Dib-u-habeyntii muhiimka ahaydna way istaagi doontaa, taasoo carqaladeyn doonta dadaallada Ukraine ee ku aaddan ku biirista Midowga Yurub.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.