Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Politics»Ciidamada Sudan ayaa la wareegay gacan ku haynta degaan ku dhow caasimadda Gobolka Al-Jazeera.

Ciidamada Sudan ayaa la wareegay gacan ku haynta degaan ku dhow caasimadda Gobolka Al-Jazeera.

January 10, 2025
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Ilo ku dhow ciidamada Sudan ayaa u sheegay telefishinka Al-Jazeera maanta oo Jimco ah in xoogagga hore ee ciidamada ay galeen deegaanka Waddul-Ubeyd oo ku yaalla bariga magaalada Wad Madani, oo ah caasimadda gobolka Al-Jazeera ee bartamaha dalka.

Sidoo kale, ilo ciidan ayaa hore ugu sheegay Al-Jazeera in ciidamada qalabka sida ee Sudan ay dib u qabsadeen deegaanka Ummul-Quraa oo ku yaalla bariga gobolka waaberigii hore ee maanta, kaddib dagaallo ay la galeen xoogagga taageerada degdegga ah. Waxay sheegeen in ciidamadu ay ku sii siqayaan magaalada Wad Madani iyaga oo ka socda dhawr jiho.

Maalmihii u dambeeyay, ciidamada Sudan waxay dib u qabsadeen magaalooyinka Al-Shabarga iyo Al-Hajj Cabdullaahi. Meelo qaarna, ciidamadu waxay u jiraan kaliya 20 km magaalada Wad Madani.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.