Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Politics»Ciidamada Ruushka Dib-u-qabsashada Dhulka iyo Iskahorimaadka Kursk

Ciidamada Ruushka Dib-u-qabsashada Dhulka iyo Iskahorimaadka Kursk

January 17, 2025
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Ruushka ayaa maanta oo Jimco ah ku dhawaaqay in ciidamadoodu ay dib u qabsadeen ku dhawaad 63% dhulkii ay Ukraine ka qabsatay gobolka Kursk ee galbeedka dalka, halka Kyiv ay sheegtay in ay soo rideen 33 ka mid ah 50 diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo Ruushku habeenkii hore soo diray.

Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Ruushku uu dib u qabsaday 4 tuulo inta lagu guda jiray usbuuca koowaad iyo kan labaad ee bisha Janaayo.

Dhanka kale, ciidamada Ukraine ayaa bayaan ku sheegay in ay “qabteen 27 askari oo Ruush ah maalmahan dambe intii lagu jiray dagaallada” gobolka Kursk, iyagoo raaciyey muuqaal ay ku sheegeen inuu muujinayo maxaabiista oo ka hadlayay magacyadooda hortooda kaamerada.

Bishii Agoosto 6-dii sanadkii hore, ciidamada Ukraine ayaa weerar lama filaan ah ku qaaday xadka Ruushka, iyagoo qabsaday dhul loo malaynayo in uu Kyiv u noqon karo kaarar muhiim ah oo lagu gorgortamo wada-hadallo suurtagal ah oo lagu soo afjarayo dagaalka.

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.