Browsing: Warka Maanta
Waxaa dhacday dhacdooyin isdaba-joog ah oo xiiso leh aroornimadii maanta oo Axad ah, iyadoo mucaaradka hubeysan ee Suuriya ay ku…
Khabiirka milatari iyo istiraatiijiyadda, sarreeye guuto ciidan ee howlgab ah, Eliyaas Xana, ayaa sheegay in tagitaanka caasimadda Dimishiq ay u…
Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar, Sheekh Maxamed bin Cabdiraxmaan Al Thani, ayaa ka digay in ay ka…
Wasiir ku xigeenka, ahna ku simaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad uu ka jeediyey masjidka si cad u sheegay mowqifkiisa ku aaddan Axmed…
Dowladda Itoobiya ayaa ciidamo hor leh maanta soo gelisay gudaha Soomaaliya, tobanaan gaadiidka dagaalka ah oo kumanaan askari oo Itoobiyaan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku wargeliyay Xildhibaanadda Golaha Shacabka…
Kismaayo (jubaland news) – Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa bilowday inay diiwaan-galiso ciidamadii maalmahii lasoo dhaafay kasoo goostay maamulka Jubbaland ee uu…