Browsing: Warka Maanta
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ku wajahan Raaskambooni, halkaas oo ay dowladdu muddooyinkii ugu dambeeyay ku diyaarineysay…
Enzo Maresca ayaa sheegay in Chelsea ay ka horreeyaan filashadiisa – balse ma filayo in kooxaha ay xafiiltamaan ee Premier…
Mucaaradka Suuriya ayaa xukunka ka tuuray nidaamka Bashar Al-Assad, iyagoo gudaha u galay caasimadda Dimishiq saacadihii hore ee Axaddii, kuna…
29 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay Axaddii weerar duqeyn ah oo lagu qaaday saldhig shidaal ku yaalla goob…
Heesta iyo dabaaldegga riditaanka nidaamka, iyo falanqeynta iyo su’aalaha ku saabsan mustaqbalka… Laakiin muuqaalka ugu caansan ee guusha kacdoonka Suuriya…
Warar lagu kalsoon yahay oo laga soo xigtay Karmiliinka Ruushka ayaa xaqiijiyay in madaxweynihii hore ee Suuriya, Bishaar al-Asad, iyo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa maanta ku dhawaaqay go’aanno culus oo ka dhan ah…
Kadib markii mucaaradka Suuriya ay si buuxda ula wareegeen magaalada Dimishiq, su’aasha ugu weyn ee bulshada ka dhex guuxeysa ayaa…
Bogga uu ku leeyahay xarunta “X” (Twitter hore), Yahiya Hawa ayaa ka tacsiyeeyay aabihiis isagoo yidhi: “Naxariista ku raxeyso oo…
Ciidamada Israel ayaa habeenkii Sabtida weeraray dhowr goobood oo ku yaalla Daanta Galbeed ee dhulka Falastiiniyiinta, halkaas oo ay ku…