Browsing: Politics
Booliska Afghanistan ayaa shaaciyey in afar qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay meel u dhow isbitaal…
Marrakesh—Shirkadda “Ali Baba” oo ah hormuud caalami ah oo ku takhasustay ganacsiga internet-ka, ayaa si rasmi ah u daahfurtay madalkeeda…
Dowladda Suudaan ayaa guda gashay tallaabooyin lagu beddelayo lacagta gudaha gobollo kala duwan, inkastoo ay jiraan dagaallo ka socda ciidanka…
Baarlamaanka Kuuriyada Koonfureed ayaa xilka ka qaaday madaxweynaha ku-meel-gaarka ah, Han Duck-soo, kadib markii 192 xildhibaan oo ka qeyb galay…
Shirkadda duulimaadyada Azerbaijan Airlines ayaa maanta oo Jimce ah sheegtay in natiijooyinka hordhaca ah ee baaritaanka shilka diyaaradeed ee ka…
Shacabka Suudaan waxay shalay Axad iyo maanta Isniin duubeen muuqaallo muujinaya fatahaadda webiga Niilka Cad oo ku fatahay xaafado ku…
Ciidanka Lubnaan ayaa maanta, Khamiis, ku dhawaaqay in ciidamada Israa’iil ay ku soo xadgudbeen dhowr goobood oo koonfurta dalka ah,…
Hawd iyo Reserve Area, oo ka mid ah dhulka istiraatiijiga ah ee Soomaalida Itoobiya, ayaa muddo dheer la kulmay khilaafaad…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Maxamed Axmed Amiir, ayaa ku dhawaaqay qorshe ku saleysan isla-xisaabtan oo lagu wanaajinayo maamulka…
Dowladda Kenya ayaa wafdi u dirtay Muqdisho maanta, iyagoo ujeedkooda ku sheegay xal u raadinta khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka…