Author: ismail gaarane

Balleey Region Balleey is an administrative region in southern Somalia. It borders the Federal Democratic Republic of Ethiopia and lies adjacent to the Somali regions of Bay and Gedo. Districts The region comprises several districts: Galbarwaaqo – the regional capital Boholgaras Diidacanani Baladusalaam Madhaweey Qooneey Geography Balleey is strategically located near the Ethiopian border, making it significant for cross-border trade and regional interaction.

Read More

Puntland oo mar ahaan jirtay maamul siyaasadeed oo firfircoon, maanta waxay u muuqataa mid weyday saameynteeda siyaasadeed iyo dhaqaale , taasoo si weyn u saameysay Siyaasiyiinta barakayaacsha Daarood. Maqaalkani waxan si qoto dheer ugu falanqeynayaa xaaladda Puntland, qaab-dhismeedkeeda qabyaaladeysan, sida siyaasiyiinta barakayaacsha Daarood loo wayay jaan iyo cirib halkeey dhigeen, iyo arrinta xiisaha leh ee jilinka dagaalka oo ay la yimaadeen barakacayaashu. — Maamul qabyaladeedka Puntland oo gabaabsi ah Siyaasaddii iyo Dhaqaalihii Haddii maanta si qoto dheer loo eego siyaasadda mamul qabyaladeedka Puntland, waxay u muuqataa mid aan lahayn istiraatiijiyad cad. Halkii ay doorkeedii siyaasadeed ka xajisan lahayd, Puntland waxay…

Read More

Hordhac Wahaabiyada iyo Khawaarijta waa laba fikradood oo taariikhiyan ka soo kala jeeda waqtiyo kala duwan, balse waxaa jira dood ku saabsan xiriirka ka dhexeeya. Qaar ka mid ah culimada Islaamka iyo falanqeeyeyaasha siyaasadeed ayaa aaminsan in ay jiraan waxyaabo isku mid ah oo u dhaxeeya, halka kuwa kalena ay qabaan in Wahaabiyada iyo Khawaarijta yihiin laba aragti oo aad u kala fog. Maqaalkan, waxaan si cilmiyeysan u falanqayn doonnaa xidhiidhka u dhexeeya labada fikradood, annaga oo eegi doona: 1. Asalka iyo Taariikhda Labada Kooxood 2. Mabaadi’da iyo Fahamka Diineed 3. Xiriirka Falsafadeed ee U Dhexeeya 4. Kala-duwanaanshahooda 5. Gunaanad…

Read More

Mahmuud Cali Yuusuf: Guddoomiyaha Cusub ee Guddiga Midowga Afrika iyo Loolanka Uu wajihi doono ee Bariga Afrika Hordhac 15-kii Febraayo 2025, Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Jabuuti, Mahmuud Cali Yuusuf, ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AUC), ka dib markii uu helay 33 cod wareeggii toddobaad ee doorashada adag. Yuusuf, oo ah diblomaasi khibrad leh, wuxuu xilka la wareegayaa xilli Bariga Afrika ay wajahayo dhibaatooyin waaweyn, oo ay ka mid yihiin colaado, xasillooni darro dhaqaale, iyo caqabado bani’aadanimo. Hoggaamintiisa ayaa la tijaabin doonaa iyadoo uu wajahayo qalalaasaha ka taagan Suudaan, Soomaaliya, Itoobiya, iyo Gobolka Harooyinka Weyn. Yuu Yahay Mahmuud Cali…

Read More

Amiirka dowladda Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa maanta oo Axad ah wicitaan taleefoon ka helay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, sida uu shaaciyay diiwaanka Amiirka. Bayaan ka soo baxay diiwaanka Amiirka ayaa lagu sheegay in intii lagu guda jiray wicitaanka la gorfeeyay xiriirka iskaashi ee labada dal, iyo sida loo horumarin karo. Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee labada dhinacba xiisaynayaan. Bishii Janaayo 19-keedii, waxaa hirgalay wejigii koowaad ee xabbad-joojinta iyo is-dhaafsiga maxaabiista ee u dhexeeyay Xamaas iyo Israa’iil, taasoo socon doonta muddo lix toddobaad ah, kadib dadaallo dhexdhexaadin ah oo…

Read More

Sanadkii 2017, dowladda Shiinaha ayaa shaacisay qorshe ballaaran oo ay ku dooneyso inay hoggaanka u qabato horumarinta Teknolojiyada  Caqliga Macmalka (AI) ilaa 2030. Qorshahaas wuxuu ujeeddadiisu ahayd in Shiinaha gaaro guulo waaweyn oo teknoolojiyada AI ah sannadka 2020. Si kastaba ha ahaatee, dhamaadkii 2022, shirkadda Mareykanka ee OpenAI ayaa soo saartay ChatGPT taasoo caalamka ka yaabisay islamarkaana Shiinaha ku qabsatay inuu laba jibaaro dedaaladiisa AI. Muddadaas, shirkadaha waaweyn ee teknoolojiyada Shiinaha ayaa  la daalaa-dhacayay cunaqabateyn ay dowladdoodu ku soo rogtay oo socotay 18 bilood, taas oo qiimo dhan $1 tirilyan ku dhintay qaybta teknoolojiyada dalka. Waxay ku qaadatay in ka…

Read More

Ciidanka Sudan ayaa ku dhawaaqay in 10 qof ay dhinteen halka kuwa kalena ay ku dhaawacmeen duqeyn ay Ciidamada Taageerada Degdegga ah ka geysteen suuqa dhexe ee magaalada Al-Fashir, caasimadda gobolka Darfur, Axaddii shalay. Halka ilo ka tirsan ciidanka ay xaqiijiyeen in horumar laga sameeyay degmada Bariga Nile, dhanka bari ee Khartoum. Guutada lixaad ee ku sugan magaalada Al-Fashir ayaa war qoraal ah ku sheegtay in duqeyntii ay Ciidamada Taageerada Degdegga ah ka fuliyeen suuqa dhexe ay sababtay dhimashada 10 qof oo shacab ah iyo dhaawaca ku dhawaad 30 kale oo xaalado kala duwan qaba. Sidoo kale, waxay…

Read More

Dagaalladu waxay xambaarsan yihiin lama filaan, waana inta badan inaysan ku dhammaan rabitaanka kuwa huriyey. Tusaale ahaan, dagaalkii labaad ee adduunka waxaa weerar xooggan oo uu Hitler ku qaaday Midowgii Soofiyeeti ku dhammaaday gudaha magaalada Berlin, iyadoo ciidamada Midowga Soofiyeeti ay gaareen caasimadda Jarmalka kadib dagaal dhiig badan lagu daadiyay oo socday sanado. Weerarkii Jarmalka wuxuu horseeday weerar celis ah, taasoo keentay in jihada dagaalka la rogo. Halkii Moscow looga baqayay inay ku dhacdo gacanta ciidamada Jarmalka, waxay noqotay awood gacanta ku haysa Bariga Yurub oo dhan ilaa iyo Jarmalka Bari, muddo ku dhow nus qarni, ilaa uu dhaco…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso Wasiirka Arrimaha Gudaha Finland, Ms Mari Rantanen, oo maanta soo gaartay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa diirradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal Soomaaliya iyo Finland, gaar ahaan iskaashiga dhinaca amniga. Ra’iisul Wasaare Xamsa, oo ka hadlay kulanka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku tallaabsatay horumar dhanka amniga ah gaar ahaan dagaalka ay kula jirto kooxaha Khawaarijta oo ay ka gaartay guullo waaweyn, iyadoo dhinaca kalena uu xusay in dowladda Soomaaliya ay bishan…

Read More

Ilo maxalli ah ayaa u sheegay Al Jazeera in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ciidanka Taageerada Degdega ay saakay oo Isniin ah bartilmaameedsadeen saldhigga korontada ee beddelka Dongola ee waqooyiga Suudaan, taasoo sababtay dab kaco iyo koronto la’aan, xilli dagaalku ka socdo Khartoum Bahri oo ku taalla waqooyiga caasimadda. Ilo wareedyadu waxay intaas ku dareen in difaacyada dhulka ee ciidanka Suudaan ay la dagaallameen 7 diyaaradood oo duulimaad ah oo weeraray saldhigga. Weerarkan wuxuu qayb ka yahay taxane weerarro ah oo bartilmaameedsaday xarumaha korontada, kuwaas oo ay maalmihii la soo dhaafay fulisay Ciidanka Taageerada Degdega. Weeraradani waxay ku beegsadeen xarumaha…

Read More