Close Menu
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
What's Hot

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa inay soo saarto bonds malaayiin doollar ah si ay ula tacaasho kharashaadka dagaalka.

January 9, 2025

Maxay tahay sababta ka dambeeysa hoos udhac ku yimaaday bangiyada Jarmalka?

December 28, 2024
Facebook X (Twitter) Instagram
Facebook X (Twitter) Instagram
jubaland24.comjubaland24.com
  • Warka Maanta
  • Warbixino
  • Maqaal
  • Englisdh News
  • Ciyaaro
  • Get In Touch
jubaland24.comjubaland24.com
Home»Warbixino»Maxaa ka jira Xil Ka qaadista Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

Maxaa ka jira Xil Ka qaadista Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

December 17, 2024
Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
Share
Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

Wararka la isla dhexmarayo ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu qorsheynayo xil ka qaadis ku saabsan ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre. Sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ku dhow madaxtooyada, madaxweynaha ayaa la sheegay inuu u diray fariin siyaasiyiin ka ag dhow ra’iisul wasaare Xamse taas oo ahyd in uu is casilo.

Wararka ayaa sidoo kale tilmaamaya in fariintaas la gaarsiiyay Xamse, hase yeeshee, weli lama hubo in ra’iisul wasaaraha uu aqbali doono go’aankaas ama uu isdifaaci doono. Waxaa sidoo kale la ogyahay in xiriirka madaxweynaha iyo  Golaha shacabka uu yahay mid aad u wanaagsan taas oo Madaxweynaha u sahleyso inuu xilka ka tuuro ra’iisul wasaaraha.

Ilaa iyo hadda, ilo lagu kalsoon yahay oo xaqiijiyay jiritaanka wakaan lama hayo sidoo kale  mana jiro wax xaqiijin ah oo ku saabsan xaqiiqda warkan.

 

 

Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
ismail gaarane

Related Posts

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025
latest

Balleey Region

May 24, 2025

Puntland: Rajadii Siyaasadeed oo Sii dhammaanaysa!

March 16, 2025

Xiriirka ka Dhexeeya Wahaabiyada iyo Khawaarijta: Aragti Cilmiyeed

March 4, 2025

Saameynta Hoggaanka Mahmuud Cali Yuusuf ee Midowga Afrika

February 15, 2025

Subscribe to Updates

Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

Jubaland24 is a leading source of news and information on Somalia, committed to providing comprehensive coverage of all Somali regions. We deliver accurate and up-to-date reporting on politics, culture, and societal issues across the nation. Founded in 2024 by a team of dedicated professionals, Jubaland24 operates under the Jubaland Media Network and is headquartered in Kismayo.
Our mission is to keep our audience informed while promoting unity, progress, and democratic values in Somalia. For any questions or comments, please reach out to us at contact@jubaland24.com.

Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube TikTok

Subscribe to Updates

Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

© 2025 jubaland24, Designed by buugmaal.

Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.